Cabdi Max’uud Cumar oo mar kale la soo taagay Maxkamad ku taalla Addis ababa

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa mar kale manta ka soo muuqday maxkamad ku taalla Magaalada Addis Ababa. Dhageysiga dacwadda Cabdi Max’uud Cumar ayaa horay dib loo dhigay muddo 14 cisho ah ka dib markii ay sidaasi codsadeen dacwad oogayaasha si ay soo ururiyaan cadeymaha kiiska. Cabdi ayaa ku eedaysan … Continue reading Cabdi Max’uud Cumar oo mar kale la soo taagay Maxkamad ku taalla Addis ababa